Markab weyn oo xanibay isku socodkii Maraakiibta ee Kanaalka Suez (Sawirro)

Saddexdii maalmood ee ugu danbeeyey waxa xanniban marin biyoodka Suez Canal oo muhiim u ah nolosha dunida, gaar ahaan maraakiibta sida badeecadaha u kala goosha qaaradaha adduunka. Marinkan oo uu xanibay markab weyn oo sida kumanaan tan oo badeecad ah ayaa waxaa weli socda dedaalo lagu jidka looga leexinayo. Markabkan oo lagu magacaabo Ever Given … Continue reading Markab weyn oo xanibay isku socodkii Maraakiibta ee Kanaalka Suez (Sawirro)